XAFIISKA IMTIXAANAADKA IYO SHAHAADOOYINKA


Foomka Cabashada Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad.

9/10/2026 6:47:04 PM

Shuruudaha Cabashada

  1. Ardayga Cabanaya waa in uu celceliska dhibcihiisa ka hooseeya D+
  2. Maaddada laga cabanayo waa inay ka hooseysaa C+
  3. Ardaygu wuxuu cabasho ka gudbin karaa ugu badnaan 4 maaddo.
  4. Ardayda lagu helay qish looma oggola inay cabasho ka gudbiyaan natiijadooda.
  5. Arday kasta waxaa loo oggol yahay hal mar inuu gudbiyo cabashadiisa. Sidaas darteed, fadlan si taxaddar leh iskaga hubiya xogta aad gudbinaysaan ka hor inta aadnan dirin.


⏰ Waqtigasoo gudbinta cabashadu ugu danbayn waa: 31-da August 2026.